Qaar Kamid ah Waxgaradka Magaaladda Hadaaftimo oo ka hadlay Doorashooyinka Somaliland iyo Ciidamadda Puntland oo Heegan Kujirra (dhegayso)

Qaar Kamid ah Waxgaradka Magaaladda Hadaaftimo oo ka hadlay Doorashooyinka Somaliland iyo Ciidamadda Puntland oo Heegan Kujirra (dhegayso)

Qaar kamid ah waxgaradka gobolka sanaag oo maanta lahadlay idaacada daljir ayaa sheegay in magaalada hadaaftimo iyo degmooyin kamid ah gobolka sanaag maamulka soomaaliland uu doonayo in uu keeno sanaadiiqda codbixinta ee doorashada soomaaliland ee lafilayo in maalinta bari ah ay ka dhacdo deegaanada uu maamulkaasi soomaaliland uu ka arimiyo .

Magaalada hadaaftimo maanta waxaa gaaray wafdi balaaran oo uu hogaaminaayay wasiirka wasaarada Amnig ee Puntland kaas oo lakulmay qaybaha bulshada ee ku dhaqan magaalada hadaaftimo.

Qaar kamid ah waxgaradka Hadaaftimo oo Waraysi siyaay Radio Daljir ayaa ka hadlay Wafuuda gaaray Gobalka iyo dhaq dhaqaaqa Cidamadda Somaliland ee ku aadan Doorashooyinka Maamulkaas.

dhegayso Waraysiga

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com