Macaliiminta Dugsiyadda Sare ee Boosaaso oo Tababar lagu soo Xiray Boosaaso (dhegayso)

Tababar ku saabsanaa kor uqaadista tayada Aqoonta maamulayaasha dugsiyada kuyaala magaalada bosaaso ee kumidaysan dalada waxbarashada ahliga ah ee Pen ayaa maanta lagu soo gaba gabeeyay magaalada Bosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland.

Tababarkan ayaa waxaa soo qaban qaabiyay qaar kamid ah jaamacadaha kuyaala magaalada Bosaaso ee Xarunta ganacsiga Puntland,Waxaana qaar kamid ah Macalimiinta oo goobta ka hadlay shegeen inay ku fa’ideen Tababarkan.

Dhegayso Wariye Faadumo Degan Daahir oo Warbixin inooga diyaarisay


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com