Maxkamada ciidamada Puntland ee Bosaaso oo dil ku xukuntay xubno Daacish iyo Al-shabaab (dhegayso)

Maxkamada ciidamada qalabka sida ee shanta gobol  ee Puntland ayaa maanta  dil toogasho  waxa ay ku xukuntay labo nin oo la sheegay in ay ka tirsanaayeen  Al-Shabaab  iyo nin kale oo ku eedeesnaa kamid ahaanshaha  Ururka Daacish.

Sidoo kale Maxkamada ayaa xukun xabsi Daa’in ah  waxa ay ku riday saddex nin oo ku eedaysna inay xiriir ay la la hayeen Ururka Al-Shabaab.

Dhanka kale magaalada Bosaaso maanta waxaa ka bilowday howlgalo lagu xaqiijinayay amniga magaalada, waxaana lagu soo qab qabtay dad farabadan oo la tuhun sanyahay.

Xukunka Maxkamada waxaa  ku dha waaqay Gudoomiyaha Maxkamada .


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com