Taliska Ciidanka Booliska oo Shacabka Ugu Baaqay inay Ciidamadda Amaanka la shaqeeyan (dhegayso)

HomeWararka

Taliska Ciidanka Booliska oo Shacabka Ugu Baaqay inay Ciidamadda Amaanka la shaqeeyan (dhegayso)

Ku simaha taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ahna taliye ku xigeenka ciidankaas Genaraal Muqtaar Xuseen Afrax aya ugu baaqay Shacabka soomaaliye

Ciidanka dowladda oo la wareegay gacan ku heynta degaanka Masjid Cali Guduud
Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Boosaaso (dhegayso)
SIDEE AYAY U DHACEY DOORASHADA AFAR KURSI OO MAANTA GAROOWE LAGU DOORTEY

Ku simaha taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ahna taliye ku xigeenka ciidankaas Genaraal Muqtaar Xuseen Afrax aya ugu baaqay Shacabka soomaaliyeed in ay Ciidamada kala Shaqeeyan Sugida amniga dalka Soomaaliya.

Waxa uu sheegay in wadaShaqeynta Ciidanka iyo Shacabka ay sahli karto in ay Ciidamadu ay si wanagsan ula dhaqmaan Shacabka taasna ay ka Go’an tahay ciidanka Booliiska Soomaaliya.

dhegayso codka

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: