Magaaladda Buhoodle oo laga Hirgaliyeey Shirkad Socdaal oo Cusub (dhegayso)

HomeWararka

Magaaladda Buhoodle oo laga Hirgaliyeey Shirkad Socdaal oo Cusub (dhegayso)

Magaalada Buuhoodle ayaa laga hirgeliyey shirkad cusub oo adeegyada sorcdaalka gobolada qaabilsan, shirkadan ayaa la timi baabuur cusub iyadoo qiimihi

Xoghayihii xiriirka gobollada ururka KAAH oo is casilay.
Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)
Madaxweyne Laftgareen oo Guddi u saaraya Arrimaha ka taagan Walanweyn

Magaalada Buuhoodle ayaa laga hirgeliyey shirkad cusub oo adeegyada sorcdaalka gobolada qaabilsan, shirkadan ayaa la timi baabuur cusub iyadoo qiimihii rakaabku baabaabuurta ku raaci jireen hoos loo dhigay hadaba Ibraahim Yuusuf oo gudoomiye u ah shirkadan oo magaceeda la yiraahdo Waayeel Group ayaa Daljir uga waramay shirkadan iyo waxa ay deegaanka kusoo kordhinayso.

Dhegayso Waraysiga

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: