Maamulka Degmadda Qardho oo Ka Hadlay Muranka Dhulaalka (dhegayso)

HomeWararka

Maamulka Degmadda Qardho oo Ka Hadlay Muranka Dhulaalka (dhegayso)

Maamulka Degmda Qardho ayaa ka warbixiyay Howlgal ay maalmahaan ka wadeen Gudaha Magaladda Qardho taas oo ah dhulal laysku haystay. Cabdi siciid ci

Qardho: Liiska Xildhibanada Golaha Deegaanka oo la shaaciyay, & Sagaal gabdhood oo kusoo baxay
Xulashada Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (dhegayso)
RW Kuxigeenka Soomaaliya oo Qaabilay Wufuud Caalamka oo kala Duwan

Maamulka Degmda Qardho ayaa ka warbixiyay Howlgal ay maalmahaan ka wadeen Gudaha Magaladda Qardho taas oo ah dhulal laysku haystay.

Cabdi siciid cismaan Gudoomiyaha degmadda Qardho oo Waraysi sinayeey Radio daljir ayaa ka hadlay muranka iyo is qabsiga dhulka ,taas oo uu sheegay inay soo noq noqotay balse go’aamo laga soo saarayo.

Maxamuud Fantastic ayaa ku Booqday Xafiiskiisa Waraysigana ka qaaday

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: