Heerka waxbarashada sare ee Puntland oo la ammaanay (dhegayso)

HomeWararka

Heerka waxbarashada sare ee Puntland oo la ammaanay (dhegayso)

Hay'adda Qaramada Midoobay u qaabilsan waxbarashada, dhaqanka iyo sayniska ee UNESCO ayaa sheegtay in sideed jaamacadood oo ku yaal Soomaaliya ay Waaf

Warka Fiidnimo iyo Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)
Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo xalay La Kulmay Bulshada Magaalada Boosaaso (Daawo)
Faahfaahin Qarax ismiidamin ah oo ka dhacay Muqdisho (dhegayso/sawiro)

Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan waxbarashada, dhaqanka iyo sayniska ee UNESCO ayaa sheegtay in sideed jaamacadood oo ku yaal Soomaaliya ay Waafaqsanyihiin heerka Waxbarashada Caalamiga ah.

Jaamacaddahaasi ayaa waxaa kamid noqotay Jaamacadda Bariga Afrika ,Wariyaheenna Magaaladda Garoowe Axmed Sheekeeye ayaa Khadka telfoonka Magaalada Garowe ku warrauystay Guddoomiye kuxigeenka Jaamacadda Bariga Afrika Maxamed Maxamuud Ciise ,waxaana uuugu horrayn waydiiyay sidee idiin ku suurta gashay inaad ka mid noqotaan 8-aad Jaamacadood.

dhegayso Waraysi

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: