Shir looga hadlayeey Amaanka Gobalka Banaadir oo Muqdisho kadhacay (dhegayso)

Shir looga hadlayeey Amaanka Gobalka Banaadir oo Muqdisho kadhacay (dhegayso)

Waxaa Xalay kadhacay Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Dalka Shirka Amniga gobolka Banaadir oo ay ka qeyb galeen gudoomiyeyaasha degmooyinka gobolka ayaa looga hadlay amniga caasimadda iyo fulinta amarada la xiriira xoojinta Amniga.

Shirka ayaa lagu Falanqeyeey Xaaladda Amaan ee Dalka iyo Sidii loo sugi lahaa Amaanka caasimadda oo isbuucyadii lasoo dhaafay Daris la noqotay Qaraxyo iyo Weraaro qorshaysan.

Afhayeenka

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com