Madaxda Maamul gobaleedyada iyo kuwa DFS oo Muqdisho ku kulmay

HomeWararka

Madaxda Maamul gobaleedyada iyo kuwa DFS oo Muqdisho ku kulmay

Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha ayaa kulan la qaatay Madaxda maamul goboleedyadda ee ku sugan Magaalada Muqdisho. Kulankaan ayaa horudhac u ahaa Shirka Dowladda Dhexe iyo maamulada goboleedyadda ee ka furmaya Magaalada Muqdisho. Kulankaan ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Madaxda maamulada, Puntland, Galmudug, Jubbaland, Hirshabeelle, Koonfur Galbeed iyo Gudoomiyaha gobolka Banaadir.

Midowga Musharaxiinta Soomaaliya oo dalbaday in la hakiyo doorashada
Ruusha oo ku baaqay in ciidamada shisheeye ee ku sugan dalkaasi laga saaro (dhegayso)
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Garoowe (dhegayso)

Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha ayaa kulan la qaatay Madaxda maamul goboleedyadda ee ku sugan Magaalada Muqdisho.

Kulankaan ayaa horudhac u ahaa Shirka Dowladda Dhexe iyo maamulada goboleedyadda ee ka furmaya Magaalada Muqdisho.

Kulankaan ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Madaxda maamulada, Puntland, Galmudug, Jubbaland, Hirshabeelle, Koonfur Galbeed iyo Gudoomiyaha gobolka Banaadir.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: