Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha ayaa kulan la qaatay Madaxda maamul goboleedyadda ee ku sugan Magaalada Muqdisho.

Kulankaan ayaa horudhac u ahaa Shirka Dowladda Dhexe iyo maamulada goboleedyadda ee ka furmaya Magaalada Muqdisho.

Kulankaan ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Madaxda maamulada, Puntland, Galmudug, Jubbaland, Hirshabeelle, Koonfur Galbeed iyo Gudoomiyaha gobolka Banaadir.

Leave a comment

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *