Afhayeenka Wasaaradda Amniga oo ka Hadlay Weraarkii iyo Qarixii Shalay ee Naasohablood 2 (dhegayso)

Afhayeenka Wasaaradda Amniga oo ka Hadlay Weraarkii iyo Qarixii Shalay ee Naasohablood 2 (dhegayso)

Afhayeenka wasaarada Amniga Dowladda Federaalka Somaaliya Cabdi Cali ibraahim ayaa ka hadlay weraar shalay galinkii dambe lagu qaaday hoteel naasohablood 2 oo ay werareen kooxo katirsan alshabab ,iyado weraarkaas dad badan oo masuuliyin kujiraan ay ku dhinteen.

Afhayeenka ayaa sheegay in weraarkaas lasoo gabagabeyeey ,isla markaana uu u tacsiyeenayo ehalada dadka dhintay ,wuxuna sheegay in weraarka dadka soo qaday ay ahayeen 5 Nin oo katirsan alshabaab halka 2 kamid ah toogasho lagu dilay 3 kalena gacanta lagu dhigay.

Afhayeenka ma sheegin tirada rasmiga ah ee dadka ku dhintay weraarka Hoteelka balse dib warbaahinta ugu sheegi donaan .

dhegayso codka

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com