Dowladda Maraykanka oo Baaq Kaso Saartay Doorashada Dalka Kenya

HomeWararka

Dowladda Maraykanka oo Baaq Kaso Saartay Doorashada Dalka Kenya

Dowlada Mareykanka ayaa ku guubaabisay dhamaan shacabka reer Kenya in ay isdajiyaan oo ay diidaan qalalaaso isla markaana u hoggaansamaan mabaadi,da d

Madaxweyne Xasan Sheekh oo shaaciyay in uu soo celinayo wada-hadalladii dowladda iyo Somaliland
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)
Dugsi casri ah oo xaruntiisa 1aad tahay Laascaanood oo xaruntiisii 2aad ka furtay magaalada Garoowe

Dowlada Mareykanka ayaa ku guubaabisay dhamaan shacabka reer Kenya in ay isdajiyaan oo ay diidaan qalalaaso isla markaana u hoggaansamaan mabaadi,da dastuurkooda, xilli maanta loo dareerayo doorashada madaxtinimada ee dalkaasi.

Bayaan kasoo baaxay waaxda arrimaha dibadda Mareykanka ayaa lagu sheegay in Mareykanka uu aad uga walwalsanyahay dadaalada sii soconaya ee ay labada xisbi ee dalkaasi ku faragelinayaan howlaha madaxa bannaan ee guddiga doorashooyinka, hey’adaha garsoorka iyo laamaha kale ee muhiimka ah.

Mareykanka ayaa sidoo kale cambaareeyay weerarki lagu khaarijiyay nin ilaalo u ahaa ku xigeenka madaxa caddaalada Kenya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: