Degmadda Buursalax oo laga waddo Gurmad lacag lagu Aruurinayo dhawacyadii zoobe (dhegayso)

HomeWararka

Degmadda Buursalax oo laga waddo Gurmad lacag lagu Aruurinayo dhawacyadii zoobe (dhegayso)

Odayaasha iyo waxgaradka degmadda buursalax ee gobalka mudug ayaa tan iyo dhacdadii muqdisho kadhacday 14- kii bishan kawaday degmadda gurmad lacag la

Kulanka labada gole ee Baarlamaanka Soomaaliya oo kooram la’aan u baaqday
Degmadda Cagaaran oo laga hirgaliyeey Mashaaric hormarineed (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo c.xakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Odayaasha iyo waxgaradka degmadda buursalax ee gobalka mudug ayaa tan iyo dhacdadii muqdisho kadhacday 14- kii bishan kawaday degmadda gurmad lacag lagu aruurinayeey dadkii lagu layeey isgooyska zoobe ,gaar ahaan shacabka dhawac ah.

Siciid Cabdinuur oo kamid ah odayaasha Buursalax ayaa Radio daljir u sheegay inay aruuriyeen lacag dhan shan kun oo dollarka maraykanka ah ,isla markaana ay rajaynayaan inay lacag kale oo dheraad ah aruuriyaan.

dhegayso Waraysiga

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: