Madaxweynaha Puntland oo Hadda kaga qayb galaya Garowe munasabad lagu sagootinayo Arday Deeq waxbarasho helay (Sawiro)

HomeWararka

Madaxweynaha Puntland oo Hadda kaga qayb galaya Garowe munasabad lagu sagootinayo Arday Deeq waxbarasho helay (Sawiro)

Wasaaradda Waxbrashada iyo Tacliinta sare ee Puntland ayaa sagootinyasa galabta Arday iyo shaqaale dowladda Puntland katirsan oo Deeq waxbarasho ka helay dalka Itoobiya. Xarunta Ardayda lagu sagootinayo waxaa ku sugan Madaxweynaha Dowladda Puntland Cabdiweli maxamed Cali Gaas,wasiirka waxbarashada Puntland Safiirka Etoobiya ee Puntland,wasiiro iyo Ardayda la sagootinayo maanta. Sawiro hordhac ah kadaawo Hoos

Puntland oo laga helay kisaas cusub oo Covid19 ah
Guddoomiyaha DPFZA Jabuuti: Danta DP World waa in ay Jebel Cali badbaadiso
Bandhigga COVID-19 (Taxanaha 12aad)

Wasaaradda Waxbrashada iyo Tacliinta sare ee Puntland ayaa sagootinyasa galabta Arday iyo shaqaale dowladda Puntland katirsan oo Deeq waxbarasho ka helay dalka Itoobiya.

Xarunta Ardayda lagu sagootinayo waxaa ku sugan Madaxweynaha Dowladda Puntland Cabdiweli maxamed Cali Gaas,wasiirka waxbarashada Puntland Safiirka Etoobiya ee Puntland,wasiiro iyo Ardayda la sagootinayo maanta.

Sawiro hordhac ah kadaawo Hoos

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: