Wacaal Daray ah: Qarax ismidaamin ah oo kadhacay Boosaaso

HomeWararka

Wacaal Daray ah: Qarax ismidaamin ah oo kadhacay Boosaaso

Wararka ka imaanaya Magaaladda Boosaaso ayaa sheegaya in gordhawayd qarax loo malaynayo ismiidaamin in uu kadhacay inta u dhaxaysa Dekadda Boosaaso iy

Madaxweyne Axmed Madoobe oo tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan daraawishta
Guuxa maanka dadweynaha: Dadka maanta Soomaaliya xukuma Soomaali ma aha! (dhegayso/daawo)
Mustaqbal & Boosaaso iyo Nabadoon Xarago

Wararka ka imaanaya Magaaladda Boosaaso ayaa sheegaya in gordhawayd qarax loo malaynayo ismiidaamin in uu kadhacay inta u dhaxaysa Dekadda Boosaaso iyo cisbitaalka weyn ,halkaas oo uu kadhawyahay saldhiga Dhexe ee Booliska iyo Taliska qaybta.

Nin la sheegay in uu gaari gacan ku waday waxyaabaha Qarxa ayaa la sheegay in uu goobta ku qarxay ,walo uu jiro khasaare kale oo soo gaaray dadka shacabka ahaa ee ka ag dhawaa halkuu qaraxa kadhacay.balse wali lama hayo fah faahinta.

Gordhow lasoco fah faahin

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: