Shacabka Qardho oo Xalay Soo Bandhigay Lacag lagu Tala Galay Dadkii ku Waxyeloobay Qarixii zoobe (dhegayso)

HomeWararka

Shacabka Qardho oo Xalay Soo Bandhigay Lacag lagu Tala Galay Dadkii ku Waxyeloobay Qarixii zoobe (dhegayso)

Bulshadda Kunool Magaaladda Qardho ee Xarunta Gobalka Karkaar ayaa iska Aruuriyeey lacag dhan 17 kun oo dollar ,taas oo ay ka aruurinayen shacabka gud

Shiikh Cabdirisaaq Xaaji Aaden ayaa amaanta Nebiga iyo Sifooyinkiisa oo afsoomaali ah soojeedinaya
Wasiirka arrimaha dibadda XFS oo faah faahin ka bixiyay xiriirka diblomaasi ee Soomaaliya iyo Kuuba
Mir iyo Bariiso Maaruqday Gobolka Sool (dhegayso)

Bulshadda Kunool Magaaladda Qardho ee Xarunta Gobalka Karkaar ayaa iska Aruuriyeey lacag dhan 17 kun oo dollar ,taas oo ay ka aruurinayen shacabka gudiyo dhalinyaro ah ,kuwaas oo ganacsatada iyo shacabka lacagta ka aruurinayeey.

Dhalinyarada lacagtaas Todobo iyo Tobanka Kun ah waxay ku Wareejiyeen Gudiga Gurmadka Qaran ,si loogu wareejiyo dadkii ku waxyeeloobay Qarixii kadhacay 14 kii Bishan isgooyska Zoobe.

Warbixin Qardho Maxamuud Fantastic ayaa kaso diray

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: