Gudoomiyaha Barlamaanka Somaaliya Jawaari oo Garowe soo Gaaray

Gudoomiyaha Barlamaanka Somaaliya Jawaari oo Garowe soo Gaaray

Wafdi xildhibaano ah oo uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Barlamaanka Somaaliya Maxamed sheekh Cusmaan Jawaari ayaa gordhawayd kaso dagay Garoonka diyaaradaha Canooko ee Magaaladda Garowe ee Caasimadda Puntland.

Garoonka Jawaari iyo wafdigiisa waxaa kusoo dhaweyeey Gudoomiyah Barlamaanka Puntland Axmed Cali Xaashi ,Wasiiro ,Aqoonyahano iyo qaybaha kala duwan ee Bulshadda Garowe.

Sido kale Masuuliyiin kale oo Golaha shacabka kasocda ayaa laga sugayaa Garoonka ,waxaana la filayaa in uu ka furmo Garowe shir Muhiim ah intasto shirkaas an la ogeyn wuxuu noqon doono.

Lasoco Warar Fah fahsan Gordhow

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com