Madaxweyne Xaaf oo ka Hadlay Culayska Siyaasadeed ee Haysta Maamulkiisa (dhegayso)

HomeWararka

Madaxweyne Xaaf oo ka Hadlay Culayska Siyaasadeed ee Haysta Maamulkiisa (dhegayso)

Madaxweynaha lagu muransanyahay ee Galmudug Axmed Ducaale Xaaf oo ka hadlayeey caleemasaarkii shalay Madaxweynaha Hiirshabeele ayaa sheegay in uu kaji

Qaxootigii Suuriya ee ku sugnaa Lubnaan oo dib ugu laabtay dalkoodii
MARTISOORKA: Maxamed Faarax Ciise (Gaashaan) – HALGAN NOLOLEED oo aad u Dheer | Qaybtii 4aad (daawo)
Maxaa ka soo baxay shirkii Wasiirada Amniga ee golaha Iskaashiga maamul Goboleedyada ? Akhriso

Madaxweynaha lagu muransanyahay ee Galmudug Axmed Ducaale Xaaf oo ka hadlayeey caleemasaarkii shalay Madaxweynaha Hiirshabeele ayaa sheegay in uu kajiro culays siyasadeed Maamulka Galmudug.

Xaaf ayaa markii uu madashada soo istaagay dadka ka qeybgalaya munaasibaddaas weydiistay in ay ugu duceeyaan in uu culeyska heysta maamulkiisa Ilaahey ka dulqaado.

Sidoo kale waxaa uu codsaday in loogu duceeyo in Maamulka Ahlu Sunna uu qalbigooda Alle u jilciyo kuna biiraan Maamulkiisa Galmudug sida uu madasha ka sheegay.

dhegayso codka Xaaf

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: