Xubintii Ciyaaraha: Cristiano Ronaldo waa Xiddiga FIFA (dhegayso)

HomeCiyaaraha

Xubintii Ciyaaraha: Cristiano Ronaldo waa Xiddiga FIFA (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni Cristiano Ronaldo ayaa ku guulaystay abaalmarinta xiddiga adduunka ee FIFA. Xiddiga xulka qaranka Portugal

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Ismaacil Istifan (dhegayso)
Isreebreebka NBA-da: Warriors fkf Spurs & Cleveland fkf “ma Sugna”?
Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Jadwalka Champions League (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni

Cristiano Ronaldo ayaa ku guulaystay abaalmarinta xiddiga adduunka ee FIFA. Xiddiga xulka qaranka Portugal una ciyaara kooxda Real Madrid ayaa abaal marintan kaga guulaystay Lionel Messi iyo Neymar Jr oo tartanak ayana safka hore kaga jiray.

Kooxda Manchester United ayaa doonaysa in ay Real Madrid ka soo qaadato ciyaaryahan muhiim ah, asaga oo qaadan doona, waada sida lagu soo waramayee, mushaar aad qaali u ah.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: