Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Jadwalka Champions League (dhegayso)

HomeCiyaaraha

Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Jadwalka Champions League (dhegayso)

Waxaa daaha laga rogay jadwalka koobka ugu xiisaha badan qaarada Yurub ee Champions League iyo kulamada la ciyaari doono iyo heerka guruubyada. Dha

LeBron James, Cleveland Cavaliers, of Jabiyey Rikoorkii Kariim Cabdul-Jabbaar
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Waxaa daaha laga rogay jadwalka koobka ugu xiisaha badan qaarada Yurub ee Champions League iyo kulamada la ciyaari doono iyo heerka guruubyada.

Dhanka kale, kooxda Liverpool ayaa doonaysa in ay racfaan ka qaadato kaadhkii casaa ee lagu saaray Sadio Mane kulankii Liverpool ku adkaa ee guushu ku raacday Manchester City.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

 

  

  

2017-18 SCHEDULE: UEFA Champions League, Group Stage

Jadwalka Champions League HALKAN RIIX  

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: