Taliyaha Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya oo Sheegay inay Diyaar u yihiin dagaal kadhan ah Alshabaab (dhegayso)

HomeWararka

Taliyaha Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya oo Sheegay inay Diyaar u yihiin dagaal kadhan ah Alshabaab (dhegayso)

Sareeyo Gaas Cabdiweli Jaamac Xuseen (Gorod) taliyaha Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ayaa Marka hore Shacabka Sooamaliyeed uga tacsidayeeyay dadkii

WARAYSI: Guddiga doorashooyinka PL ee Gobalka Bari & qaadashada kararka
Kulan Sannadeedka Golaha Wasiirrada Ee Dar-dar Gelinta Qorshayaasha Qaranka Oo Maanta Muqdisho Ka Furmay
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukun ku Riday Labo Eedaysane

Sareeyo Gaas Cabdiweli Jaamac Xuseen (Gorod) taliyaha Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ayaa Marka hore Shacabka Sooamaliyeed uga tacsidayeeyay dadkii ay waxyeealda ka soo gaartay qarixii khasaaraha badan dhaliyay ee 14 Bsihaan ka dhacay gudaha Magaalada Muqdisho.

Taliye Gorod ayaa hadalkiisa intaas ku daray in ay ciidamada xoogga dalka Sooamaliya diyaar garoobeen iyaga oo ka jawaabaya hadalkii Madaxweyne Farmaajo ee ahaa howlgal ka dahn ah Al-Shabaab.

Waxa uu sheegay in Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ay diyaar u yihiin in ay dalka ka xureeyaan waxa uu ku sheegay cadaw dalka dhibaato ku haya.

dhegayso codka taliyaha

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: