Wasiirka Amniga DFS oo sheegay in Dad loo Xir Xiray Qarixii Zoobe  (dhegayso)

HomeWararka

Wasiirka Amniga DFS oo sheegay in Dad loo Xir Xiray Qarixii Zoobe (dhegayso)

Xukaumadda Somaaliya ayaa xalay sidaad lasocoteen war kaso saartay Qarixi zoobe ,iyado durba bilowday baaritaan . Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaa

CAJIIB: Wiil Dilay Hooyadii isagoo Qancinaya Xaaskiisa
Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)
TAARIIKHDA FOG EE GOBOLKA DOOLLO SIIBA DEGMADA BOOKH Q4aad

Xukaumadda Somaaliya ayaa xalay sidaad lasocoteen war kaso saartay Qarixi zoobe ,iyado durba bilowday baaritaan .

Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Islow ayaa sheegay in ay jiraan shaqsiyaad loo xiray Qaraxii 14-kii Bishaan ka dhacay Isgoyska Zoobe ee Muqdisho.

Waxaa uu sidoo kale sheegay in Hay’addaha Amniga ay hayaan xog ku saabsan Qaraxii Zoobe, islamarkaana dhawaan ay soo bandhigi doonaan.

dhegayso codka

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: