160-Qoxooti Yemeniin ah oo gaaray Bossaso (dhegayso)

HomeWararka

160-Qoxooti Yemeniin ah oo gaaray Bossaso (dhegayso)

160-qof oo qaxooti hor leh oo ka yimid wadanka Yemen ayaa xalay soo gaaray magaalada Bossaso ee xarunta gobolka Bari, iyagoona lagu soo dhoweeyay xaru

MAANHADAL: Saluug ka jira bilowga dhismaha Guddiga Doorashooyinka Puntland (PEC) & saamaynta uu yeelan karo
Ardayda Jaamacada Daha ee Caabudwaaq oo soo dhaweeyay doorashada Ugaaska Beesha Sade (dhegayso+Sawiro)
Warbixinta Tartan & Tacliin: Mubaarak Dhahar fkf Boocame Sare iyo waliba Eyl Sare fkf Bursaalax

160-qof oo qaxooti hor leh oo ka yimid wadanka Yemen ayaa xalay soo gaaray magaalada Bossaso ee xarunta gobolka Bari, iyagoona lagu soo dhoweeyay xarun gaar ah oo looga dhisay duleedka magaalada Bossaso.

Qaxootigan ayaa kasoo baxsaday colaadda wadanka Yemen ee dowladda iyo Xuutiyiinta xiriirka la leh dowladda Iiraan.

Guddoomiyaha xeradan Cumar Siciid ayaa radio Daljir uga waramay xaaladdooda.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: