160-Qoxooti Yemeniin ah oo gaaray Bossaso (dhegayso)

160-Qoxooti Yemeniin ah oo gaaray Bossaso (dhegayso)

160-qof oo qaxooti hor leh oo ka yimid wadanka Yemen ayaa xalay soo gaaray magaalada Bossaso ee xarunta gobolka Bari, iyagoona lagu soo dhoweeyay xarun gaar ah oo looga dhisay duleedka magaalada Bossaso.

Qaxootigan ayaa kasoo baxsaday colaadda wadanka Yemen ee dowladda iyo Xuutiyiinta xiriirka la leh dowladda Iiraan.

Guddoomiyaha xeradan Cumar Siciid ayaa radio Daljir uga waramay xaaladdooda.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com