Madaxwaynaha dowladda faderaalka oo ku goodiyay inay ka jawaabayaan weerarkii Soobe

HomeWararka

Madaxwaynaha dowladda faderaalka oo ku goodiyay inay ka jawaabayaan weerarkii Soobe

Madaxwaynaha dowladda faderaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa sheegay dowladda inay xil iskaarayso carruurtii iyo waalidiintii ay ka

Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)
Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso)
Wacaal Darey ah: Nabadoon Caan ah oo Boosaaso lagu dilay

Madaxwaynaha dowladda faderaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa sheegay dowladda inay xil iskaarayso carruurtii iyo waalidiintii ay ka baxeen dadkii ku geeriyooday weerarkii Soobe.

Madaxwayne Farmaajo ayaa sheegay 14 milyan oo doolar in dadkaasi ay dowladda ugu talogashay, waxaana uu sheegay dhanka kalle inay ka jawaabi doonaan weerarkii Soobe ee dadka badan lagu dilay, isagoona shacabka ka codsaday inay la shaqeeyaan dowladda.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: