Gudoomiyaha Degmadda EYL oo Daljir uga Waramay Maraakib Jariif kawadda EYL (dhegayso)

HomeWararka

Gudoomiyaha Degmadda EYL oo Daljir uga Waramay Maraakib Jariif kawadda EYL (dhegayso)

Gudoomiyaha degmadda EYL ee gobalka Nugaal Muuse Cismaan Yuusuf oo Waraysi sinayeey Radio daljir ayaa ka hadlay xaaladda degmadda iyo baahiyaha ay qab

Jubbaland oo sheegtay inay diyaar u tahay wada hadal ay la gasho dowladda faderaalka (dhegayso)
Itoobiya oo shaacisay in faragalin lagu hayo
Siyaasi Cabdulqaadir Maxamed Hagar oo ka hadlay Xaaladda Laascanood & Hadalki Muuse Bixi

Gudoomiyaha degmadda EYL ee gobalka Nugaal Muuse Cismaan Yuusuf oo Waraysi sinayeey Radio daljir ayaa ka hadlay xaaladda degmadda iyo baahiyaha ay qabaan.

Muuse ayaa ka hadlay Jiriif xoogan oo lagu Hayo xeebaha Puntland ,Gaar ahaan degmadda EYL ,isagoo sheegay in maraakin shisheeye ay waddan jirifka.

dhinaca kale Wuxu Tacsi u diray eheladda Dadkii lagu layeey Qarixii xoogana ee kadhacay isgooyska zoobe.

Hooda Axmed Ciise ayuu u waramay

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: