Gudoomiyaha Degmadda EYL oo Daljir uga Waramay Maraakib Jariif kawadda EYL (dhegayso)

Gudoomiyaha Degmadda EYL oo Daljir uga Waramay Maraakib Jariif kawadda EYL (dhegayso)

Gudoomiyaha degmadda EYL ee gobalka Nugaal Muuse Cismaan Yuusuf oo Waraysi sinayeey Radio daljir ayaa ka hadlay xaaladda degmadda iyo baahiyaha ay qabaan.

Muuse ayaa ka hadlay Jiriif xoogan oo lagu Hayo xeebaha Puntland ,Gaar ahaan degmadda EYL ,isagoo sheegay in maraakin shisheeye ay waddan jirifka.

dhinaca kale Wuxu Tacsi u diray eheladda Dadkii lagu layeey Qarixii xoogana ee kadhacay isgooyska zoobe.

Hooda Axmed Ciise ayuu u waramay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com