Nabadoon Xaarin oo Wax laga Xumaado ku tilmaamay Qarixii Zoobe (dhegayso)

Nabadoon Cabdulcasiis Xaarin oo kamid ah waxgaradka magaaladda Gaalkcyo ee xarunta Gobalka Mudug oo hadda ku sugan Magaaladda Garowe ayaa si kulul uga hadlay qarixi 14 bishan kadhacay muqdisho ee lagu dilay dad shacab ah oo an waxba galabsan,

Nabadoonka ayaa sheegay in ay ahayd dhacdo xanuun baddan oo dhamaan shacabka somaliyeed kanixisay,isago ku baaqay in baaritaan lagu sameeyo dhacdadaas.

dhegayso Warbixin uu ka diyaariyeey Faarax yemani


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com