Puntland oo Dawooyin iyo Qalab u dirtay Muqdisho (Sawiro)

HomeWararka

Puntland oo Dawooyin iyo Qalab u dirtay Muqdisho (Sawiro)

Wasaaradda Caafimaadka Puntland oo ka jawaabaysa hadalkii dowladda federaalka somaaliya ayaa waxay u dirtay maanta Muqdisho diyaarad ay kujiraan dawoo

Fannaan DAA’UUD CALI MASXAF oo geeriyooday
Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Buuhoodle (dhegayso)
Madaxwneyne Gaas “8 january Puntland waxaa ka dhici doonta doorasho xor ah oo xalaal ah ” (dhegayso)

Wasaaradda Caafimaadka Puntland oo ka jawaabaysa hadalkii dowladda federaalka somaaliya ayaa waxay u dirtay maanta Muqdisho diyaarad ay kujiraan dawooyin iyo qalab cafimad kuwaas oo lagu caawinayo dadkii shacabka ahaa ee lagu xasuuqay Muqdisho.

Dowladda Puntland ayaa sheegtay inay garab taagantahay shacabkeeda ,isla markaana sido kale shacabka Puntland ay aruurinayaan lacago lagu gurmanayo dadkaas,waxaana dhalinyaro kala duwan oo kunool magalooyinka waaweyn ee Puntland ay wadaan aruurinta dhaqaale.

Hoos kadaawo sawirada

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: