Qaar kamid ah Dhaawacyadii Qarixii Zoobe oo Nairobi la geyeey (Sawiro)

HomeWararka

Qaar kamid ah Dhaawacyadii Qarixii Zoobe oo Nairobi la geyeey (Sawiro)

Magaaladda Nairobi ee dalka kenya waxaa la geyeey dhawacyada qaar kamid ah dadkii shacabka ahaa ee ku dhawacmay qarixii zoobe ,kuwaas oo lagu dawayn d

Madaxdii Soomaaliya oo ku mashquushay doorashada iyo shacabka oo halis ugu jira mar kale Covid-19 (daawo)
“Dadka SSC Khaatumo waxaanu ku taageersanahay maamulka ka dhismay
Garowe oo Laga Furay Goob Haweenka Kaliya Ku Qaxweyaan (dhegayso)

Magaaladda Nairobi ee dalka kenya waxaa la geyeey dhawacyada qaar kamid ah dadkii shacabka ahaa ee ku dhawacmay qarixii zoobe ,kuwaas oo lagu dawayn doono dalkaas.

Diyaarad laga leeyahay dalka kenya ayaa qaaday shalay dadkan oo u baddan dad qaba dhawacyo halis ah ,waxaana garoonka diyaradaha kuso dhaweyeey masuuliyiinta safaarada somaalida ee dalkaas iyo wasiirka arimaha dibadda kenya amiino ,

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: