Madaxweyne Gaas oo Magacaabay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka Iyo Jinsiyadaha  Puntland

HomeWararka

Madaxweyne Gaas oo Magacaabay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka Iyo Jinsiyadaha Puntland

Digreeto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo lagu magacaabay Xeer Madaxweyne Lr-121 October, 15, 2

Xarun Ganacsi Casri ah oo laga hirgaliyeey qardho (dhegayso/sawiro)
Wasiirka Cafimaadka Puntland oo Garowe kaga qayb galay Kulan looga hadlayaay Hooyadda iyo dhalaanka (dhegayso)
Nabadoon Sakariye Maxamed Raare: “Beelaha Puntland ee qatan waa inay metelaad ka helaan Baarlamaanka”

Digreeto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo lagu magacaabay Xeer Madaxweyne Lr-121 October, 15, 2017 Agaasimaha Guud Ee Hay’adda Socdaalka Iyo Jinsiyadaha Dawladda Puntland.

Madaxweynaha Dawladda Puntland.

Markuu arkay: Dastuurka dawladda Puntland.

Markuu arkay: Aqoontiisa, kartidiisa iyo waayo aragnimadiisa shaqo.

Wuxuu Xeeriyey:

1. Waxaa Maxamed Cabdi Faarax (Qambi) loo magacaabay Agaasimaha Guud Ee Hay’adda Socdaalka Iyo Jinsiyadaha Dawladda Puntland.

2. Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxeexo, wuuna saxeexay Madaxweynuhu.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: