Xarun Ganacsi Casri ah oo laga hirgaliyeey qardho (dhegayso/sawiro)

Xarun Ganacsi Casri ah oo laga hirgaliyeey qardho (dhegayso/sawiro)

Magaaladda Qardho ee xarunta gobalka karkaar oo sanadihii u dambeyeeey samaynaysay kobac dhinaca Ganacsiga ah ayaa maanta xariga laga jarray xarun ganacsi oo lagu magacaabo Safari Mall,taas oo ah xaruntii ugu casrisanayd oo laga furo Qardho.

Xarig jarka Mallkan waxaa ka qayb galay masuuliyin ka tirsan gobalka karkaar iyo kan degmadda,waxaana ay ku amaneen ganacsatadii hirgalisay xaruntan kuwo dadaal ku bixiyeey maalgashiga dalka.

Wariye Maxamuud Fantastic ayaa warbixintan qardho kaso diray

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com