Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka & Guryeenta oo Daljir uga Waramay Shir Garowe ka Furmay (dhegayso)

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka & Guryeenta oo Daljir uga Waramay Shir Garowe ka Furmay (dhegayso)

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Cabdulqaadir shiikh Maxamuud ayaa sheegay in xeerkaan dhulalka Puntland la soo bilaabay sanadkii 2005 haddana uu marayo heerarkii ugu dambeeyay .

Cabdulqaadir ayaa sidoo kale waxaa uu tilmaamay in xeerkaan marka wadatashigaiisu uu soo dhammaado in la horgayn doonno labada golle si ay go’aan uga gaari lahaayeen meel marintiisa.

Xeerkaan ayaa waxaa uu meesha ka saari doonaa haddii lagu guulaysto meel marintiisa dhibaatooyin badan oo ka dhalan jiray is qab qabsiga dhulalka magaalooyinka Puntland .

Cabdulqaadir shiikh Maxamuud Agaasimaha guud ee wasaaradd Howlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta ayaa arrimaha shirkaasi waxaa ka warraystay wariye Axmed Sheekeeye isagoona ugu horrayn waydiiyay inuu bal sharaxaad ka bixiyo ujeedka shirka loo qabtay ?

dhegayso Waraysiga

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com