Gudoomiyaha Haweenka Burtinle oo Daljir uga Warantay Waxqabadka Ururkooda (dhegayso)

HomeWararka

Gudoomiyaha Haweenka Burtinle oo Daljir uga Warantay Waxqabadka Ururkooda (dhegayso)

Haweenka ayaa tan iyo markii dowladii dhaxe ee dalka soomaaliya ay bur burtay waxaa lagu tilmaamaa in ay door wayn kaciyaareen nabadgalyada horumarka

KALABAYR & BARAKACAYAASHA LAASCAANOOD ”Maatadii waa la xasuuqay Hoobiyayaal baa nalala dhacay ”
Madaxdii hore ee dalka oo kulan Xasaasi ah ku yeeshay Muqdisho
Shirweynaha Hanaanka Dimuquraadiyadda oo Warmurtiyeed laga soo saaray (dhegayso)

Haweenka ayaa tan iyo markii dowladii dhaxe ee dalka soomaaliya ay bur burtay waxaa lagu tilmaamaa in ay door wayn kaciyaareen nabadgalyada horumarka iyo dhismaha qoysaska soomaaliyeed ayna yihiin udub dhaxaadka bulshada.

Hadaba Ururka Haweenka ee degmada Burtinle ayaa waxa ay ka mid yihiin ururada kaalmaha hore kaga jira hor umarrinta degmadda.

Caasho geele Maxamed Maxamuud Waa gudoomisada Ururka Haweenka (Halgan ) ee degmada Burtinle,waraysi ayeey siisay daljir ,waxayna uga haddashay waxqabadka ururkooda.

dhegayso Waraysiga

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: