Gudoomiyaha Haweenka Burtinle oo Daljir uga Warantay Waxqabadka Ururkooda (dhegayso)

Haweenka ayaa tan iyo markii dowladii dhaxe ee dalka soomaaliya ay bur burtay waxaa lagu tilmaamaa in ay door wayn kaciyaareen nabadgalyada horumarka iyo dhismaha qoysaska soomaaliyeed ayna yihiin udub dhaxaadka bulshada.

Hadaba Ururka Haweenka ee degmada Burtinle ayaa waxa ay ka mid yihiin ururada kaalmaha hore kaga jira hor umarrinta degmadda.

Caasho geele Maxamed Maxamuud Waa gudoomisada Ururka Haweenka (Halgan ) ee degmada Burtinle,waraysi ayeey siisay daljir ,waxayna uga haddashay waxqabadka ururkooda.

dhegayso Waraysiga


Posted

in

by

Tags:

Comments

One response to “Gudoomiyaha Haweenka Burtinle oo Daljir uga Warantay Waxqabadka Ururkooda (dhegayso)”

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com