Baarlamaanka oo anixiyay heshiiskii maxaabiista ee Hindiya iyo Soomaaliya (dhegayso)

HomeWararka

Baarlamaanka oo anixiyay heshiiskii maxaabiista ee Hindiya iyo Soomaaliya (dhegayso)

Golaha baarlamaanka ee Soomaaliya ayaa ansixiyay heshiisyadii is-dhaafsiga maxaabiista ee horay u kala saxiixdeen dowladaha Soomaaliya iyo Hindiya, wa

Cayaaraha Jaamacadaha USA oo gaaray AFARTII ugu Danbaysay (Final Four)
Lacagaha Faalsada iyo Cabashada reer Burtinle (dhegayso)
Nabadoonada Gobalka Bari oo ka Hadlay Weraarkii isgooyska Zoobe (dhegayso)

Golaha baarlamaanka ee Soomaaliya ayaa ansixiyay heshiisyadii is-dhaafsiga maxaabiista ee horay u kala saxiixdeen dowladaha Soomaaliya iyo Hindiya, waxaana kulanka shir guddoominayay guddoomiyaha baarlamaanka ee Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari.

Kulanka ayaa lagu soo bandhigay sadex ajande oo ay ka mid yihiin

  • Ansixinta heshiiska isku celinta maxaabiista Soomaaliya iyo Hinidya
  • Dhagaysiga warbixinta xildhibaano soo kormeeray maxaabiis Soomaaliyeed oo kujira xabsiyo ku yaala dalka Uganda
  • Dhagaysiyaga warbixinta guddiga madaxa banaan ee xuduudaha iyo faderaalka.

Dalka Hindiya ayaa waxaa ku xiran dhalinyaro badan oo Soomaaliyeed oo u xiran dambiyo burcadbadeednimo.

Wariyaha Daljir ee Muqdisho Cabduqaadir Irshaad ayaa warbixintan fahfaahinaya


 

 

 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: