Ciidamada Kenya oo toogtay Sadex qof oo Shacab ah

HomeWararka

Ciidamada Kenya oo toogtay Sadex qof oo Shacab ah

Wararka inaga soo gaaraya Gobolka Nyanza ee dalka Kenya ayaa waxaa ay sheegayaan in Saddex Ruux oo Ka mid ah Dibadbaxayaasha Mucaaradka ay Booliska m

Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Wadada burbursan ee bartamaha Bosaso oo dayactirkeeda maanta la bilaabay (Daawo)
Dowladda Puntland oo howlgallo cusub ka fulin doonta Bosaso (dhegayso)

Wararka inaga soo gaaraya Gobolka Nyanza ee dalka Kenya ayaa waxaa ay sheegayaan in Saddex Ruux oo Ka mid ah Dibadbaxayaasha Mucaaradka ay Booliska maanta ku toogteen Ismaamulada Migori iyo Homa Bay.

Sadexda Ruux ee la toogtay ayaa lagu eedeyay in ay isku dayayeen in ay Ku xooomaan Saldhiga Booliska ee Degmada Bondo oo uu ka soo jeedo Hogaamiyaha Mucaaradka ah Mr. Raila Odinga.

Goob joogayaal u waramay Warbaahinta ayaa waxa ay sheegeen in Dibadbaxyada ay hor dhoobteen Saldhiga Ka hor inta aysan Booliska Rasaas ooda kaga qaadin.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: