Dowladda Puntland oo howlgallo cusub ka fulin doonta Bosaso (dhegayso)

Dowladda Puntland oo howlgallo cusub ka fulin doonta Bosaso (dhegayso)

Magaalada Bosaso ee xarunta gobolka Bari ayaa la shaaciyay in laga bilaabi doono howlgal balaaran oo dib loogu soo celinayo bilicda iyo hantida dowladda ee dhulalka ka mid yihiin.

Madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa u magacaabay guddi qaabilsan bilicda iyo soo celinta hantida dowladda ee dhulalka oo dadwayne ay daganyihiin iminka.

Howlgalkan ayaa waxaa dhowr jeer oo hore loogu guul daraystay in la qaado maadaama ay dad badan daganyihiin dhulalka iminka ay dowladda doonayso inay burburiso, kana dhigto dhul ay iyadu leedahay ayna ka faa’iidasanayso.

Hoos kadhagayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com