Xilhibaanada Barlamaanka Somaaliya oo Kulan yeelanaya Maanta

Xilhibaanada Barlamaanka Somaaliya oo Kulan yeelanaya Maanta

Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa Maanta lagu wadaa in ay ku kulmaan Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho.

Xildhibaanada ayaa la sheegay in ay Maanta Cod u qaadi doonaan Heshiiska Isdhaafsiga Maxaabiista Dalalka Soomaaliya iyo India.

sido kale xildhibaanada ayaa ka hadlaya Arimo kale oo xasaasi ah oo dalka quseeya.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0