RW Xasan Cali Khayre oo ka Hadlay Xaaladda Siyaasadeed ee Dalka (dhegayso)

HomeWararka

RW Xasan Cali Khayre oo ka Hadlay Xaaladda Siyaasadeed ee Dalka (dhegayso)

Xasan Cali Kheyre Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo xalay khudbad dheer ka jeedinayay Munaasabad lagu xusayay Maalinta Calanka Soomaaliya ayaa si dadba

Xulashada Daljir & Axmed Maxamed Nadiif, Daljir Buuhoodle (dhegayso)
Paul Kagame oo Mar Kale Loo Doortay Madaxweynaha Rwanda
Sidee Baydhabo loogu soo dhaweyeey Madaxweynaha Puntland (Daawo)

Xasan Cali Kheyre Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo xalay khudbad dheer ka jeedinayay Munaasabad lagu xusayay Maalinta Calanka Soomaaliya ayaa si dadban uga hadlay xaalada Siyaasadeed ee ka jirta dalka Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa shegay in dalkaan uu yahay mid horay u socda isla markaana madaxda dalka aysan ku niyad jabeynin xaalada Siyaasadeed ee ‘dalka ka jirta.

dhegayso codka

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: