RW Xasan Cali Khayre oo ka Hadlay Xaaladda Siyaasadeed ee Dalka (dhegayso)

RW Xasan Cali Khayre oo ka Hadlay Xaaladda Siyaasadeed ee Dalka (dhegayso)

Xasan Cali Kheyre Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo xalay khudbad dheer ka jeedinayay Munaasabad lagu xusayay Maalinta Calanka Soomaaliya ayaa si dadban uga hadlay xaalada Siyaasadeed ee ka jirta dalka Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa shegay in dalkaan uu yahay mid horay u socda isla markaana madaxda dalka aysan ku niyad jabeynin xaalada Siyaasadeed ee ‘dalka ka jirta.

dhegayso codka

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com