Alshabaab oo Weraar Xoogan ku Qaaday Saldhig Ciidan oo Shabeelaha Dhexe kuyaal

HomeWararka

Alshabaab oo Weraar Xoogan ku Qaaday Saldhig Ciidan oo Shabeelaha Dhexe kuyaal

Al-Shabaab ayaa saakay aroortii waxa ay weerar qorsheysan ku qaadeen Saldhig ciidamo ka tirsan kuwa Milateriga Soomaaliya ku leeyihiin qeybo ka mid ah

RW Kuxigeenka oo daahfuray Barnaamijka Caddaalada & Asluubta
Mid ka mid ah issimada Puntland oo sheegay dagaalka Cagaare inay hurinayso Somaliland (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe ( dhegayso | daawo )

Al-Shabaab ayaa saakay aroortii waxa ay weerar qorsheysan ku qaadeen Saldhig ciidamo ka tirsan kuwa Milateriga Soomaaliya ku leeyihiin qeybo ka mid ah gobolka Shabeellaha Dhexe.

Weerarkaan ayaa ka dhacay fasriisin ay ciidamada dowladda ku leeyihiin wadada Basra, gaar ahaan halka loo yaqaan Kala wareega oo u dhaxeeya degmooyinka Balcad iyo Afgooye.

Warar ay ku qoreen Baraha ay ku leeyihin Internet-ka Al-Shabaab ayaa waxa ay ku sheegeen in weerarkaas lagu dilay ilaa lix Askari oo ka tirsan Ciidamada dowladda Soomaaliya sida ay hadalka u dhigeen.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: