Maamulka Galmudug oo Warbaahinta Gobalkeeda ka Mamnuucday Wararka Siyaaasada Galmudug (Akhri)

Maamulka Galmudug oo Warbaahinta Gobalkeeda ka Mamnuucday Wararka Siyaaasada Galmudug (Akhri)

Wareegto ka soo baxday Wasaaradda Warfaafinta Maamulka Galmudug ayaa lagu sheegay in warbaahinta madaxa banaan aysan tabin karin wararka liddiga ku ah jiritaanka Maamulka Galmudug,sida warka loo dhigay.

Wareegtadan oo tixraac u yahay wareegto kale oo 30kii Bishii hore uu Xaaf, Galmudug ku geliyay xaalad deg deg ah ayaa lagu sheegay in iyada oo wareegtadaas la qadanayo aan la baahin karin wararka la xiriira Galmudug.

Hoos ka akhri

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com