Madaxweynaha Galmudug Xaaf oo sheegay in uu Ka Bad baaday Qorshe DFS ku Xiri lahayd (dhagayso)

HomeWararka

Madaxweynaha Galmudug Xaaf oo sheegay in uu Ka Bad baaday Qorshe DFS ku Xiri lahayd (dhagayso)

Axmed Ducaale Xaaf oo ku sugan Shirka kismaayo ayaa shaaca ka qaaday in uu ka bad baaday qorshe dowladda federaalka Somaaliya ay ku xiri lahayd . W

Doorka Bulsho ee soo saaridda xildhibaan tayo leh | Xildhibaan Noocee ayaa loo baahanyahay ? (Daawo)
Warka Fiidnimo, C/xakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida oo xukun ku riday Burcad dhac geystay

Axmed Ducaale Xaaf oo ku sugan Shirka kismaayo ayaa shaaca ka qaaday in uu ka bad baaday qorshe dowladda federaalka Somaaliya ay ku xiri lahayd .

Wuxu sheegay in xarigan uu ka bad baaday xili uu ku sugnaa magaaladda cadaado,iyado uu sheegay in ciidamo katirsan kuwa miletiga somaaliya logu amray inay xiraan isaga.

dhegayso codka xaaf

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: