Sarkaal katirsan Dowladda Somaaliya oo Muqdisho lagu dhaawacay

HomeWararka

Sarkaal katirsan Dowladda Somaaliya oo Muqdisho lagu dhaawacay

Muqdisho Warka Nagaso gaaraya ayaa sheegaya in saaka Sarkaal katirsan wasaaarada Gadiidka Kooxo hubaysan ay ku dhawaceen Muqdisho ,kuwaas oo doonayeey

Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland oo 1-ogoosto inta lagu jiro awaamiro so saaray (Daawo)
Maamulka degmadda Garoowe oo maamul cusub u samaynaya Xaafadaha Garoowe (dhegayso)
Xulashada Daljir iyo Cumar Lakiman, Daljir Cabudwaaq (dhegayso)

Muqdisho Warka Nagaso gaaraya ayaa sheegaya in saaka Sarkaal katirsan wasaaarada Gadiidka Kooxo hubaysan ay ku dhawaceen Muqdisho ,kuwaas oo doonayeey inayba kharajiyaan .

Sarkaalkan oo lagu magacaabo Cabdulaahi Sheekh Cumar Agaasimaha waaxda Shaqada ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Dekadaha .isago iska difaaacay kooxihi weraarka kuso qaaday.

Malmihii u dambeyeey muqdisho waxaa ugaarsi lagu hayeey madaxda dowladda kuwaas oo alshabaab shegeen inay ugaarsanayaan masuulkiyinta dowladda.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: