Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed oo Fariin u diray Madaxda Maamul Gobaleedyada (dhegayso)

HomeWararka

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed oo Fariin u diray Madaxda Maamul Gobaleedyada (dhegayso)

Madaxweynaha Maamulka Koonfur galbeed Somaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan oo warbaahinta kula hadlayeey Baydhabo ayaa ka hadlay shirka kismaayo ee ma

Banaanbax looga soo horjeedo Cabururinta lagu hayo Shacabka lascanood oo Gaalkcyo kadhacay (dhegayso)
73 Alshabaab ka tirsan oo lagu dilay Baar-Sanguuni (Daawo)
Madaxweynaha somaliland oo ka hadlay qodobaday kawada hadleen Abiy Ahmed (Daawo)

Madaxweynaha Maamulka Koonfur galbeed Somaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan oo warbaahinta kula hadlayeey Baydhabo ayaa ka hadlay shirka kismaayo ee maamulada.

dalka.Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa sheegay in loo bahanyahay in madaxda maamul gobaleedyada ay ka qayb galaan shirka kismaayo ka furmaya ,wuxuna tilmaamay in ay ka qayb gali donaan ka maamul ahaan.

dhegayso codka Shariif Xasan Sheekh Aadan

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: