Danjirihii Dowladda Mareykanka ee Somaaliya oo is Casilay

HomeWararka

Danjirihii Dowladda Mareykanka ee Somaaliya oo is Casilay

Danjirihii dowladda Mareykanka ee Soomaaliya Stephen Schwartz,ayaa iska casilay xilkii uu u hayay dalkiisa Mareykanka ee arrimaha Soomaaliya. Danji

Isimada Puntland oo ku hawlan xallinta ismaandhaafka Dekadda Bossaso (dhegayso)
Warka Maanta ee maalinka JIMCAHA iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Xasan Heykal, Daljir Garoowe (dhegayso)

Danjirihii dowladda Mareykanka ee Soomaaliya Stephen Schwartz,ayaa iska casilay xilkii uu u hayay dalkiisa Mareykanka ee arrimaha Soomaaliya.

Danjire Stephen Schwartz,is casilaaddiisa waxaa xaqiijiyay danjiraha Soomaaliya ee Mareykanka oo sheegay in is casilaadda Schwartz in ay soo gaartay labo maalmood ka hor.

Is casilaadda Stephen ayaa uu sheegay Axmed Ciise Axmed in ay tahay sabab isaga u gaar ah oo aanay jirin culeys kale oo jiray.

Schwartz waxaa uu xilka iska casilay September 29,2017 iyada oo aan la bixin faah faahinta sababta uu xilkaas uga tagay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: