Garowe lagu soo Gabagabeyeey Shirkii Hormarinta Farsamadda Gacanta (dhegayso)

HomeWararka

Garowe lagu soo Gabagabeyeey Shirkii Hormarinta Farsamadda Gacanta (dhegayso)

Xarunta dhexe ee wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha dhalinyarada iyo ciyaaraha Puntland waxaa lagu soo gaba gabeyay shirka wadatashiga horumarinta farsamada gacanta oo labadii maalmood ee la soo dhaafay halkaas uga socday dhalinyaro isugu jiray kuwa barta Farsamada gacanta iyo Ardayda Jaamacaddaha Magaalada Garoowe . Warbixintan Axmed sheekeye ayaa Garowe kaso diray http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/59d61a99040100a865008392/Shirka+wadatashiga+horumarinta+farsamada+gacanta+oo+la+soo+gaba+gabeeyay+By+Sheekeeye.mp3

Warbixinta Tartan & Tacliin: Mubaarak Dhahar fkf Eyl Sare iyo Boocame Sare fkf Xaaji Salaad
SAAKA & DUNIDA IYO MAXAMED IBRAAHIM GEELLE
Kaniisad lagu weeraray Filibiin oo sababtay dhimashada 19 ruux

Xarunta dhexe ee wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha dhalinyarada iyo ciyaaraha Puntland waxaa lagu soo gaba gabeyay shirka wadatashiga horumarinta farsamada gacanta oo labadii maalmood ee la soo dhaafay halkaas uga socday dhalinyaro isugu jiray kuwa barta Farsamada gacanta iyo Ardayda Jaamacaddaha Magaalada Garoowe .

Warbixintan Axmed sheekeye ayaa Garowe kaso diray

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: