Xulashada Daljir & Xasan Heykal iyo Daljir Bossaso(dhegayso)

HomeWararkaXULASHADA DALJIR

Xulashada Daljir & Xasan Heykal iyo Daljir Bossaso(dhegayso)

Kulanti wanaagsan ku soo dhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee m

Sakariye Maxamuud Xaaji Cabdi ayaa dhinacyada Groowe ku dagaalamay ugu baaqay inuu wada hadalsiiyo
Howlgal xoogan oo laga sameeyay Xaafadaha Magaalada Cadaado
Hoobiyaal xalay ku dhacay Dagamada Xamar jajab iyo khasaare ka dhashay

Kulanti wanaagsan ku soo dhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee magaalada Bossaso kasoo jeedinaya Xasan Heykal.

Xulashada Daljir waxaa idiin sahashay shirkadda GOLIS. Isgaarsiin waa Golis. Isgaarsiinta gayigeena. Adeeg casri ah yuu ku seegin adna ha seegin oo ha ka maqnaan baraha bulshada. GOLIS, isgaarsiinta gayigeena! GOLIS KU DOORO HAL ABUUR IYO HORUMAR JOOGTA AH!

HOOS KA DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: