Xayawaanka Shabeelka oo dad ku Dhaawacay Gobalka Shabeelaha Hoose (Sawiro)

HomeWararka

Xayawaanka Shabeelka oo dad ku Dhaawacay Gobalka Shabeelaha Hoose (Sawiro)

Degmadda Walaweyn ee Gobolka Shabeellaha hoose Waxaa kadhacday arin la hadal hayo kadib markuu saaka waabarigii uu weraar ku qaaday xaafad kamid ah de

Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)
Maamulka degmadda Buursalax ee gobalka Mudug oo kawaramay hormarka degmaddas (dhegayso)
Ciidamada Booliiska oo gacanta ku soo dhigay eedeesane fakad ahaa

Degmadda Walaweyn ee Gobolka Shabeellaha hoose Waxaa kadhacday arin la hadal hayo kadib markuu saaka waabarigii uu weraar ku qaaday xaafad kamid ah degmadaas xayawaanka loo yaqaan shabeelka.

Xaafadda Canoole oo katirsan degmadda Walaweyn ayaa saaka shabeelku ku weraaray qoys hal guri kunoola ,waxaana dhintay hal cunug halka 5 qof oo kale uu dhaawacay xayawankan shabeelka loo yaqaan.

dadka degaanka ayaa is waydinaya maanta xayawaanka shabeelka halku kayimid ,waxaana dadku yihin kuwa ka cabsi qaba in shabeela gobalka uu ku badanyahay ,kaas oo khatartiisa badantahay.

Hoos Kadaawo Sawiradda Xayawaanka shabeelka

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0